HomeWararCiidamada Dowladda oo dad Shacab ah ku dilay Magalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda oo dad Shacab ah ku dilay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dilka dadka Shacab ah ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,kadib dil ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta ee Magalada Muqdisho. Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxa ay suuqa Khudaarta ee Bakaaraha ku toogteen laba Askari oo ka tirsanaa ciidamada Minashiibiyada ee kuwa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilka dadka Shacab ah ayaa waxaa la sheegay inay ka dambeeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,kadib dil ka dhacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta Khudaarta ee Magalada Muqdisho.

Rag ku hubeysnaa bustoolado ayaa Gelinkii dambe ee Maanta waxa ay suuqa Khudaarta ee Bakaaraha ku toogteen laba Askari oo ka tirsanaa ciidamada Minashiibiyada ee kuwa Canshuurta qaada ah,iyaag oo intaasi kadib goobta ka baxsaday.

- Advertisement -

Dilka kadib Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa gaaray Goobta,iyaga oo furay rasaas farabadan,waxaana Goobjoogayaal ay sheegeen in rasaastaas ku geeriyoodeen laba qof oo Shacab ah.

Ugu dambeyn waxaa goobta laga qaaday meydadka Afarta ruux oo kala ahaa laba ka mid ahaa Ciidamada Dowladda iyo laba qof oo Shacab ahaa kuna sugnaa goobta xilliga dilka uu dhacayay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts