HomeWararSawirro:-Madax ka qeyb gashay aaska Hooyadda dhashay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Sawirro:-Madax ka qeyb gashay aaska Hooyadda dhashay Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo loogu sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan oo ah Hooyadda dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh. Sidoo kale waxaa Goob Joog ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo loogu sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan oo ah Hooyadda dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh.

Sidoo kale waxaa Goob Joog ahaa mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo uu ugu Horeeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed, Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed iyo Xubna katirsan Wasiiradda Koonfur galbeed iyo odayaal dhaqameedyadda Magaalada iyo Eheladda Marxuum Maama Haajira.

- Advertisement -

Aaska ka dib mas’uuliyiinta, waxgaradka,Odayaasha Dhaqanka, iyo Culimadii ka qeybgashay Waxaa kulan duca Ah loogu sameeyay madal loogu tala galay dadkii Ka soo qeyb galay duugta Marxuum Maama Haajira, waxaana ay Alle uga Baryeen In Janatull-fardawsa uu ka Waraabiyo

Allaha  u Naxariisto maalinimadii shalay ayay magaaladda Baydhabo Ku geeriyootay waxaan maanta Axad ah aas Qaran loogu Sameeyay Magaaladda Baydhabo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts