HomeMaqalDhageyso:-Maamulka G/Hiiran iyo taliyeyaasha Ciidamada oo ka Shiray weerarkii Saldhiga Baladweyne+Sawirro

Dhageyso:-Maamulka G/Hiiran iyo taliyeyaasha Ciidamada oo ka Shiray weerarkii Saldhiga Baladweyne+Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayey xaalada amni ee deegaanada Hir-Shabeelle sigaar ah dagaalkii dhawaan ka dhacay Magaladaas. Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Muumin Sufuroow,Taliyaha qeybta booliska Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya  qeybta 27aad ee Gobolka Hiiraan iyo mas’uuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayey xaalada amni ee deegaanada Hir-Shabeelle sigaar ah dagaalkii dhawaan ka dhacay Magaladaas.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Muumin Sufuroow,Taliyaha qeybta booliska Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya  qeybta 27aad ee Gobolka Hiiraan iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Ugu horeyn waxaa shirka ka hadlay  Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle waxa uuna sheegay in Amniga baladweyne ay Gacanta ku hayaan,isla markaana ay ka hortagayaan cid kasta oo lidi ku ah amniga.

Dhinaca kale Abaanduulaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya  qeybta 27aad ee Gobolka Hiiraan ayaa isna sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin in hub sharci darro ah lagu dhex qaato Gudaha Magalada cidii lagu arkaana la toogan doono.

Ugu dambeyn guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Muumin Sufuroow ayaa sheegay in ay ogyihiin dadka ku lugta lahaa weerarkii lagu qaaday saldhiga Booliska Baladweyne,isla markaana aysan ogolaan doonin in qalalaaso laga abuuro Magalada Baladweyne.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo sawirrada Kulanka Maanta ee Magalada Baladweyne.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts