HomeMaqalWareysi:-Taliye ku xigeenkii NISA Cabdalla Cabdalla oo Weerar Afka ah ku qaaday...

Wareysi:-Taliye ku xigeenkii NISA Cabdalla Cabdalla oo Weerar Afka ah ku qaaday Madaxda Dowladda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed oo horey u ahaan jiray taliye ku xigeenka hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa hadalkaan waxa uu sheegay xilli uu wareysi siiyey Idaacadda Voa-da. Waxa uu sheegay in Hay’adda NISA dib u howlgelin lagu sameeyey sanadkii 2012-kii hadafkeeduna uu ahaa la-dagaalanka cadawga iyo soo celinta wadashaqeyntii ay la laheyd Caalamka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jeneraal Cabdalla Cabdalle Maxamed oo horey u ahaan jiray taliye ku xigeenka hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka ee NISA ayaa hadalkaan waxa uu sheegay xilli uu wareysi siiyey Idaacadda Voa-da.

Waxa uu sheegay in Hay’adda NISA dib u howlgelin lagu sameeyey sanadkii 2012-kii hadafkeeduna uu ahaa la-dagaalanka cadawga iyo soo celinta wadashaqeyntii ay la laheyd Caalamka.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in hay’adda qorshihii loogu talo galay laga weeciyey,isla markaana loo adeegsaday mas’uuliyiinta ka tirsan Dowladda.

“runtii qorshihii hore waa laga weeciyey Hay’adihii kale ee dowladda ayaa dib loogu soo celiyey qaarkood dhibka lagu haayo ayay u adeegsan waayeen ayay dalka isaga carareen,kuwo waa la tuhmay oo Shaqada ayaa laga ceriyey kuwana waa la xiray.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday ciidamadii NISA ee dhawaan lagu biiriyey Ciidamada Booliska Soomaaliya,waxaana uu sheegay in arrintaasi ay tahay mid lagu deg deg,isla markaana aan la diyaarin xaquuqdooda.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in Hay’addu ay awood dheeraad ah saartay dhinaca howlgallada,isla markaana xogo badan ay keentay.

Waxaa kaloo wax laga weeydiiyey sababta keentay xilka qaadistii lagu sameeyey,waxaan uu sheegay in uusan ilaa iyo hadda waxba ka ogeyn.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo uu dhinacyo badan uga hadlay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts