HomeWararSawirro:-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo hirgeliyey Habka Electroniga ee Maareynta Dacwadaha

Sawirro:-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo hirgeliyey Habka Electroniga ee Maareynta Dacwadaha

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Munaasabad weyn oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa lagu qabtay Xarunta Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Qaranka. Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Xeer-ilaaliyaha Guud  Dr. Axmed Cali Daahir , Ra’iisul wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Mahadi […]

- Advertisement -

Munaasabad weyn oo lagu daah furayay Habka Electroniga ee dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer- ilaaliyaha Guud Ee Qaranka ayaa lagu qabtay Xarunta Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud Ee Qaranka.

Munaasabada waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Xeer-ilaaliyaha Guud  Dr. Axmed Cali Daahir , Ra’iisul wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), Guddoomiyayaasha Maxkamddaha Rafcaanka iyo Gobolka Banaadir, ku xigeenada Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud, Taliyayaasha Ciidanka Asluubta iyo Booliska, dhammaan Howlwadeenada Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guudee Qaranka.

- Advertisement -

Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Talaabadan ay tahay Guul usoo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed, Ahmiyad gaar ahna uu u leeyahay Habka Electroniga ee dacwadaha Xafiiska xeer-ilaalinta.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuled ayaa bogaadiyay Habkan cusub, isagoona sheegay in arrintan ay cadeyn u tahay horumarka badan ee laga gaaray dib u habeynta cadaaladda.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed  oo soo xiray Munaasabadda ayaa sheegay in hanaanka electroniga ah ee Maamulka iyo Maaraynta dacwadaha in uu qayb ka yahay dib-u-habeynta Garsoorka iyo Xoojinta isla xisaabtanka Garsoorka dhexdiisa si loo xaqiijiyo in ummadda Soomaaliyeed cadaalad loogu adeego.

- Advertisement -

Latest stories