HomeWararWasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo magacaabay xilal Cusub

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo magacaabay xilal Cusub

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu hal mar Maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta. Xoghayaha Joogtada Wasaaradda ayuu u magacaabay C/qaadir Axmed Warsame in uu noqdo kaasi oo horey u ahaa Agaasimaha Wasaaradda halka Agaasimaha guud ee Wasaaradda uu u magacaabay Asad Yuusuf Afrax,oo ahaa la taliyihiisa. […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu hal mar Maanta magacaabay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta.

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda ayuu u magacaabay C/qaadir Axmed Warsame in uu noqdo kaasi oo horey u ahaa Agaasimaha Wasaaradda halka Agaasimaha guud ee Wasaaradda uu u magacaabay Asad Yuusuf Afrax,oo ahaa la taliyihiisa.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Jamaal ayaa sameeyay Magacaabistii ugu horreysay tan iyo Markii uu xilka qabtay.

Latest stories