HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo shaaciyey sababtii ay u xayireen Saraakiishii NISA ee Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland oo shaaciyey sababtii ay u xayireen Saraakiishii NISA ee Jubbaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa maanta Magaalada Kismaayo oo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose dib ugu laabtay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku maqnaa safar dibada ah. Madaxweyne Axmed Madoobe markii uu ka degay Kismaayo waxa uu ka hadlay arrinta la xiriirta saraakiishii shalay lagu xiray Garoonka diyaaradaha Kismaayo,kuwaasi oo dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa maanta Magaalada Kismaayo oo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose dib ugu laabtay Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku maqnaa safar dibada ah.

Madaxweyne Axmed Madoobe markii uu ka degay Kismaayo waxa uu ka hadlay arrinta la xiriirta saraakiishii shalay lagu xiray Garoonka diyaaradaha Kismaayo,kuwaasi oo dowladda Federaalka u magacawday Taliyeyaasha hay’adda Nabadsugida Jubbaland.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in dowlada Soomaaliya aysan Jubbaland kala tashanin soo Magacaabista Taliyeyaasha,isla markaana sheegay in dowladda ay qeyb ka tahay Amnidaradda ka jirta dalka Soomaaliya waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu madaxda Dowladda ku  eedeeyey in wadatashi la’aanta ay ka hor imaaneyso heshiiskii horay ula saxiixdeen Dowlada federaalka Soomaaliya.

Sikastaba waxaa haatan socda dadaalo lagu xalinaayo khilaafka ka dhashay saraakiishii shalay lagu xiray Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo,kuwaas oo dowladda Soomaaliya u magacaawday Taliyeyaasha Hay’adda Nabadsugida jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts