HomeWararDarawal Mooto Bajaaj oo lagu weerey Magalada Muqdisho

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu weerey Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dhaawaca Darawalka Mooto Bajaajta ayaa waxa uu Maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolkan Banaadir gaar ahaan agagaarka Masjidka Marwaas. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Darawalka mooto Bajaajta uu dhaawacay nin ku hubeysnaa Bustoolad,isla markaana uu baxsaday. “Nin bustoolad ku hubeysna oo dhar Shacab ah wata ayuu ahaa weey murmeen wuuna dhaawacay,runtii ma aqaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhaawaca Darawalka Mooto Bajaajta ayaa waxa uu Maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee Gobolkan Banaadir gaar ahaan agagaarka Masjidka Marwaas.

Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in Darawalka mooto Bajaajta uu dhaawacay nin ku hubeysnaa Bustoolad,isla markaana uu baxsaday.

- Advertisement -

“Nin bustoolad ku hubeysna oo dhar Shacab ah wata ayuu ahaa weey murmeen wuuna dhaawacay,runtii ma aqaan waxa ay isku khilaafeen laakin darawalka Mootada wuu dhaawacmay ciidamo imaaday ayaa goobta ka qaaday ninkii dhaawaca geystayna wuu baxsaday ayuu yiri qof ka agdhawaa Goobta ay wax ka dhaceyn.

Tan iyo markii uu Sanadkaan dhashay ayaa waxaa Magalada muqdisho ku soo badanayey dhibaatada loo geysanayo Darawalada mooto Bajaajta,iyada oo in ka badan 10 ka mid ah lagu diley Magalada Muqdisho.

Dhaawaca Maanta degmada Xamarweyne loogu geystay Darawalka Mooto Bajaajta weli kama hadlin maamulka degmada Xamarweyne ee  Gobolka Banaadir.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts