HomeMaqalDhageyso:-Wasaaradda Xanaannada Xoolaha oo Mamnuucday in Xoolaha dheddiga la qalo Maalmaha Ciida

Dhageyso:-Wasaaradda Xanaannada Xoolaha oo Mamnuucday in Xoolaha dheddiga la qalo Maalmaha Ciida

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dr.Maxamed Cali oo ka tirsan Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa hadlay arrimo la xiriira Xoolaha  dheddiga ah,iydoona Wasaarada Xanaannada Xoolaha ay soo saartay digniin. Waxa uu sheegay Dr.Maxamed in Wasaarada ay mamnuucday Xoolaha dheddiga ah in la gowraco xiliga Ciidda Carafo,islamarkaana waxa uu sheegay in dadka looga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dr.Maxamed Cali oo ka tirsan Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa hadlay arrimo la xiriira Xoolaha  dheddiga ah,iydoona Wasaarada Xanaannada Xoolaha ay soo saartay digniin.

Waxa uu sheegay Dr.Maxamed in Wasaarada ay mamnuucday Xoolaha dheddiga ah in la gowraco xiliga Ciidda Carafo,islamarkaana waxa uu sheegay in dadka looga baahan yahay in falkaas aysan ku dhaqaaqin.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Xoolo aan Wasaaradda Xanaannada Xoolaha soo marina aan la gowraci karin xiliga Ciidda Carafo ee nagu soo food leh.

Dr.Maxamed Cali oo ka tirsan Wasaarada Xanaannada Xoolaha oo sii hadlyey ayaa sheegay in la fasaxay dhoofinta Xoolaha Soomaaliya ee Sacuudiga,isla markaana ay bilaawdeen.

Hadalkan maanta ka soo baxay Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya ayaa waxa uu imaanayaa xilli ay Munaasabada Ciidda Carafo ay ka harsan tahay wax ka yar muddo bil ah ka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Dr.Maxamed Cali oo ka tirsan Wasaaradda Xanaannada Xoolaha Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts