HomeWararSIXID:-Warbixintii la xiriirtay in la jabsaday Xafiiska Taliye ku xigeenka Koowaad ee...

SIXID:-Warbixintii la xiriirtay in la jabsaday Xafiiska Taliye ku xigeenka Koowaad ee Ha”adda Nabadsugida Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sawirada Qalab Xafiiseed Jabsaday oo lagu baahiyay Baraha Bulshada isla markaana ay isticmaashay Idaacada Dalsan ayaa baaritaan dheer oo aan samaynay iyo xiriiro kala duwan oo nooga yimid xafiisyada waxaanu raaligelin  ka bixinaynaa isticmaalka muuqaaladaan. Sawirada ayaa ahaa lagu baahiyay baraha Bulshada iyada oo lagu sheegay in uu yahay Xafiiska Taliye ku xigeenka Koowaad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sawirada Qalab Xafiiseed Jabsaday oo lagu baahiyay Baraha Bulshada isla markaana ay isticmaashay Idaacada Dalsan ayaa baaritaan dheer oo aan samaynay iyo xiriiro kala duwan oo nooga yimid xafiisyada waxaanu raaligelin  ka bixinaynaa isticmaalka muuqaaladaan.

Sawirada ayaa ahaa lagu baahiyay baraha Bulshada iyada oo lagu sheegay in uu yahay Xafiiska Taliye ku xigeenka Koowaad ee Nabadsugida oo la jabsaday xilli uu jiray khilaaf ka dhashay shaqo joojin lagu sameyay ku xigeenada Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts