HomeMaqalDhageyso:-C/raxmaan Cirro”Muuse Biixi wuu naga qariyey in shirka Brussels Feysal iyo Cali...

Dhageyso:-C/raxmaan Cirro”Muuse Biixi wuu naga qariyey in shirka Brussels Feysal iyo Cali Khaliif nooga qeyb galeen”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Waddani ee Soomaaliland Cabdiraxaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay qeyb ka yihiin xaalada Soomaaliland, Shirkii ka dhacay Brussels iyo arrimo kale. Waxaa uu sheegay Guddoomiye Ciro in Shirkii  ka dhacay Magaalada Brussels  ay ka qeyb galeyn Mas’uuliyiin ka socotay  […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Waddani ee Soomaaliland Cabdiraxaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ay qeyb ka yihiin xaalada Soomaaliland, Shirkii ka dhacay Brussels iyo arrimo kale.

Waxaa uu sheegay Guddoomiye Ciro in Shirkii  ka dhacay Magaalada Brussels  ay ka qeyb galeyn Mas’uuliyiin ka socotay  Soomaaliland,islamarkaana sheegay in uu gaf ku dhacay Xisbiga Kulmiye ee haatan haaya talada Soomaaliland.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxaa uu  dhaliil u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi,isagoona sheegay in Soomaaliland ay ku jirto marxalad dhaqaale iyo habacsanaan Maamul, balse sheegay in mas’uuliyadiidaas ay qaadi doonaan Xisbiga Kulmiye .

”waxaa maanta meeshii ugu hooseesay maraya siyaasada arrimaha dibada Soomaaliland oo go’doon siyaasiyeed sii galaya maalinba maalinta ka dambeysa waxaa soo baxaya sawiro muujinaya  in Soomaaliland maqaamkeedu hoos u sii socda” ayuu yiri Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka  Soomaaliland ee Cirro.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday  arrimo ku aadan hawada Soomaaliland , isagoona sheegay in saraakiil ka socda dowlada ay ku sugan yihii Magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Hoos K a dhageyso Codka Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka Waddani ee Soomaaliland Cabdiraxaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts