HomeWararDhagayso:- Wasiirka Ganacsiga oo ka hadlay faa,iidada Soomaaliya ay u leedahay in...

Dhagayso:- Wasiirka Ganacsiga oo ka hadlay faa,iidada Soomaaliya ay u leedahay in ay ku biirto (COMESA)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Iyada oo Shalay Ra”isul-wasaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre magaalada Lusaka ee dalka Zambia uu uga qaybgalay shir madaxeedka 20-aad ee wadamada ku midaysan Suuqa Bariga iyo Koonfurta Africa kuna saxiixay in Soomaaliya si toos ah ay uga mid noqotay ayaa waxa isi-soo taraya Su’aalaha la xiriira waxa ka hortaanaa in Soomaaliya mar hore ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyada oo Shalay Ra”isul-wasaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre magaalada Lusaka ee dalka Zambia uu uga qaybgalay shir madaxeedka 20-aad ee wadamada ku midaysan Suuqa Bariga iyo Koonfurta Africa kuna saxiixay in Soomaaliya si toos ah ay uga mid noqotay ayaa waxa isi-soo taraya Su’aalaha la xiriira waxa ka hortaanaa in Soomaaliya mar hore ay ku biirto.

Soomaaliya aya si toos ah waxa ay ugu biirtay Suuqa Bariga iyo Koonfurta Africa iyada oo madaxda dalalka kale ee ka qaybgalay ay sheegeen in ay garab istaagayaan Soomaaliya si ay uga soo kabato Colaadaha hubaysan ee ka jiray si ay ula jaanqaado Suuqaay Africa ee dhinaca Ganacsiga.

- Advertisement -

Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in ku biiritaanka Soomaaliya ee COMESA ay ka dhigantahay guul weyn oo u soo hotay shacabka.

Wasiir Maareeye ayaa cadeyay in Soomaaliya ay ka taageerayaan wadamadaan in la sameeyo shuruucda ganacsiga ee Soomaaliya iyo in shaqalaha Soomaliyeed ay six or ah uga shaqaystaan dalalka Africa eek u jiray Heshiiskaan.

Dhinaca kalana waxa uu sheegay in garica sida shixnada ganacsi ee ka baxa magaalada Muqdisho laga qaadayo hal Canshuur hadii uu safro wadamada ku midaysan Suuqaan ee COMESA.

- Advertisement -

Halkaan Ka Dhagayso Codka Wasiirka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts