HomeWararDhageyso:- Galmudug oo xukun ku riday dhalinyaro lagu eedeyay qalqalgelinta Amniga

Dhageyso:- Galmudug oo xukun ku riday dhalinyaro lagu eedeyay qalqalgelinta Amniga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadda gobalka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa soo gebageysay dacwad lagu soo oogay 4 eedeysane oo haystay ku lug lahaanshaha falal amni daro oo ka dhacay deegaanada Galmudug iyo khal-khal gelin joogta ah oo ay ku hayeen amniga gobalka sida maxkamaddu ay sheegtay. Afartaan eedeysane ayaa lagu kala xukumay Ganaax lacageed iyo Xabsi,Iyada oo maalmihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda gobalka Mudug ee maamulka Galmudug ayaa soo gebageysay dacwad lagu soo oogay 4 eedeysane oo haystay ku lug lahaanshaha falal amni daro oo ka dhacay deegaanada Galmudug iyo khal-khal gelin joogta ah oo ay ku hayeen amniga gobalka sida maxkamaddu ay sheegtay.

Afartaan eedeysane ayaa lagu kala xukumay Ganaax lacageed iyo Xabsi,Iyada oo maalmihii la soo dhaafay maxkamddu ay ku hoowlaneed soo afjaridda eedaha loo haystay ragaan.

- Advertisement -

Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda gobalka Mudug ee maamulka Galmudug G/dhexe Maxamuud Cilmi Gulaafe ayaa sheegay in ragaaan la soo qabtay iyaga oo abaabulaya dhaq-dhaqaaq hubaysan welina aan bilaabin,Falal tuugaysi ah iyo eedeymo kale.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Xeer-ilaaliyaha Maxkamadda gobalka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamuud Cilmi Gulaafe oo ku dhawaaqaya Xukunka lagu riday eedeysanayaasha.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Maxkamadda 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts