HomeWararDEG DEG:-Jubbaland oo Garoonka Kismaayo ka celisay Taliye dowladda u Magacaawday Guutada...

DEG DEG:-Jubbaland oo Garoonka Kismaayo ka celisay Taliye dowladda u Magacaawday Guutada 43aad

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee  Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Jubbaland uu Garoonka diyaaradaha Magaaladaas ka celiyey taliye loo Magacaabay guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Jubbaland. Taliyaha Garoonka laga celiyey oo lagu Magacaabo Cali Bogmadow ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Guutada 43aad,waxa uuna bedeli lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Kismaayo ee  Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Jubbaland uu Garoonka diyaaradaha Magaaladaas ka celiyey taliye loo Magacaabay guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Jubbaland.

Taliyaha Garoonka laga celiyey oo lagu Magacaabo Cali Bogmadow ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Guutada 43aad,waxa uuna bedeli lahaa taliyihii xilkaasi laga qaaday ee Janaraal ismaaciil Saxardiid.

- Advertisement -

Weli Maamulka Jubbaland wax faah faahin ah kama bixin sababta Garoonka Kismaayo looga celiyey taliyaha,balse waxaa dhawaan jirtay in Maamulka Jubbaland uu sheegay in dhibaato ay ku hayaan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya eek u sugan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.

Faah faahinta Warkaan kala socda Radiodalsan.com

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts