HomeWararKooxo hubeysan oo Sheekh Caan ah ku dilay duleedka Muqdisho

Kooxo hubeysan oo Sheekh Caan ah ku dilay duleedka Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Rag hubeysan ayaa saakay waxa ay duleedka Magalada Muqdisho ku dileyn Nin Oday ah,kadib markii ay wadada u galeyn Gaari nooca raaxada ah oo uu watay kadibna ay rasaaseeyeen,waxana Ninkaas lagu Magacaabi jiray Sheekh Cabdullaahi Maxamed Rooble. Falkan dilka ah ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Tareedisho iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim,waxana eheladiisa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag hubeysan ayaa saakay waxa ay duleedka Magalada Muqdisho ku dileyn Nin Oday ah,kadib markii ay wadada u galeyn Gaari nooca raaxada ah oo uu watay kadibna ay rasaaseeyeen,waxana Ninkaas lagu Magacaabi jiray Sheekh Cabdullaahi Maxamed Rooble.

Falkan dilka ah ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Tareedisho iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim,waxana eheladiisa ay sheegeen in xilliga la dilayey uu watay Gaari NOHA ah,isla markaana ay rasaaseeyeen Rag watay Mootada loo yaqaano dhug dhugleyda,isla markaana ay baxsadeen.

- Advertisement -

“Isaga oo maraya meel u dhaxeysa Tareedisho iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim ayaa lagu mootooyin lagu hor jaray gaarigii uu watay laguna rasaaseeyey,waxa la saarnaa laba Xaas uu qabay iyo Walaalkiis,rag watay mooto dhugdhugledya ayaa Wadada u galay weyna baxsadeen,wuxuu ahaa Sheekh ka tirsan Culimada Suufiyada gaar ahaan Qaadiriyada ayuu yiri qof ka mid ah eheladiisa.

Goobta falkaan dilka ah ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya wallow aysan u suurtagelin in ay gacanta ku soo dhigaan dadkii ka dambeeyey dilkaas.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts