HomeWararRag hubeysan oo Dil ka geystay Magalada Muqdisho

Rag hubeysan oo Dil ka geystay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Rag bustoolado ku hubysnaa ayaa waxa ay laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda soomaaliya ay ku dileyn qeybo ka mid ah Magalada Muqdisho. Labada Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada ayaa waxaa lagu dilay Isgoyska Afarta-Darjiino,waxana la sheegay in raggii dilakaasi ka dambeeyey in ay baxsadeen. Qof ka mid ahaa dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag bustoolado ku hubysnaa ayaa waxa ay laba askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda soomaaliya ay ku dileyn qeybo ka mid ah Magalada Muqdisho.

Labada Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Minashiibiyada ee Canshuurta qaada ayaa waxaa lagu dilay Isgoyska Afarta-Darjiino,waxana la sheegay in raggii dilakaasi ka dambeeyey in ay baxsadeen.

- Advertisement -

Qof ka mid ahaa dadka ku sugan Isgoyska Afarta-Darjiino xilligii uu dilka dhacayay ayaa sheegay in labada askari ay rasaasta ka haleeshay qeybaha sare ee jirka,halkaasna ay ku geeriyoodeen,labadii askari.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa goobta gaaray sida caadada aheyd,waxana mudo hakad galay isku-socodka dadka iyo gaadiidka ee Wadada isku-xirta Afarta Darjiino iyo Isgoyska Sanca,walow markii dambe dib loo furay.

Dilalka qorsheysan ayaa maalmaahan ku soo batay Magalada Muqdisho,waxana shalay Nin la sheegay in uu ahaa Harqaanle lagu dilay Suuqa siinaay ee degmada Warta-nabada ee Gobolkan Banaadir.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts