HomeWararDhageyso:-Jubbaland oo Joojisay hirgelinta Magaalooyin Cusub

Dhageyso:-Jubbaland oo Joojisay hirgelinta Magaalooyin Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen hirgelinta Deegaano cusub ee Maamulkaas,kadib markii ay sheegeen in taasi ay u baahan tahay in loo helo shuruuc rasmi ah oo ay tuulooyin iyo deegaano ku noqon karaan. Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in horay arrintaasi ay Go’aano uga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen hirgelinta Deegaano cusub ee Maamulkaas,kadib markii ay sheegeen in taasi ay u baahan tahay in loo helo shuruuc rasmi ah oo ay tuulooyin iyo deegaano ku noqon karaan.

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in horay arrintaasi ay Go’aano uga soo saareen,isla markaana Bulshada laga doonayo in ay u hoggaan samaan ammarada ka soo baxay maamulka.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in tuulo iyo Magaalo in la’aaso aaso ay leeyihiin shuruuucyo taasina laga doonayo in ay soo diyaariso Wasaaradda Arrimaha gudaha Jubbaland.

Hadalka Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku soo aadaya xilli deegaano ka mid ah gobolada Jubbooyinka a dhowr mar ka dhaceyn dagaalo u dhaxeeyey maleeshiyaad dhul isku-heystay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubbaland.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts