HomeWararGanacsade saakay lagu dilay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Ganacsade saakay lagu dilay Xaafad ka mid ah Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in saakay xilligii lagu jiray Salaada Subax nin lagu dilay Xaafad ka mid ah degmadaas. Dilka ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn Xarunta Cumar Finish ee degmada Wadajir,waxaana dadka deegaaanka ay sheegeen in halkaasi lagu dilay Nin kawaanley ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in saakay xilligii lagu jiray Salaada Subax nin lagu dilay Xaafad ka mid ah degmadaas.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn Xarunta Cumar Finish ee degmada Wadajir,waxaana dadka deegaaanka ay sheegeen in halkaasi lagu dilay Nin kawaanley ah ama ka Ganacsada Hilibka oo lagu Magacaabi jiray Muxudiin Cosoble.

- Advertisement -

”Runtii isaga u socda Suuqyaraha degmada dharkenley oo uu hilib ku gedi jiray ayaa nin hibeysan oo tuug loo maleynayo ahaa wadada u galay dhowr xabadood ayuu ku dhuftay anaga xabadaha ayaan ku soo kacnay manaqaano sababta loo dilay laakin nin naqaano oo hilibka ka ganacsada ayuu ahaa ayuu yiri qofka mid dadka degmada Wadajir.

Sikastaba weli macada cida sida rasmiga ah uga dambeysa dilka ninkaas iyo sababta loo dilay,balse waxaa la soo sheegayaa in subax walba uu u kalihi jiray goobta uu hilibka ku iibin jiray ee suuqyaraha degmada dharkenley.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts