HomeWararSawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo la Kulmay Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo la Kulmay Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horyimid Guddiga Dhaqaalaha,Maaliyadda,Ganacsiga,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare Su’aalo weydiinta dhinaca Maaliyadda Dalka. “Su’aalo weydiinta Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare ee BFS aad ayaan uga mahadcelinayaa waxaana ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horyimid Guddiga Dhaqaalaha,Maaliyadda,Ganacsiga,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare Su’aalo weydiinta dhinaca Maaliyadda Dalka.

- Advertisement -

“Su’aalo weydiinta Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Aqalka sare ee BFS aad ayaan uga mahadcelinayaa waxaana ka wada hadalnay arrimaha Maaliyadda, diyaar baan u nahay wada shaqeynta Wanaagsan wixii talo guudna waan ka sugaynaa”.ayuu yiri Cabdi raxmaan Ducaale Beyle

Guddoomiyaha Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Axmed Dhuxuloow (Dhag dheer ) ayaa dhankiisa sheegay in kulankan uu ahaa kulan isla xisaabtan ah, Su,aalana laga weydiiyay Wasiirka qaabka dhaqaalaha dalka.

“Su’aalaha dhanka dhaqaalaha ee aan weydiinay Wasiirka Maaliyada dalka waxay u badnaayeen xog wareysi, waxaan kaloo ka wada hadalnay wax qeybsiga dowlada Federaalka iyo dowlada goboleedyada iyo deeqaha soo gala dowlada Soomaaliya”

- Advertisement -

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka soomaaliya ayaa sidoo kale dhowaan kulan isla xisaabtan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga.

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda oo la Kulmay Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts