HomeWararSawirro:-Muuse Biixi oo balan qaaday Nolosha Wiil ay geeriyoodeen 8 Ruux oo...

Sawirro:-Muuse Biixi oo balan qaaday Nolosha Wiil ay geeriyoodeen 8 Ruux oo ka mid ahaa qoyskiisa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qaabilay wiil Dhalinyaro ah oo dhawaan 8 ka mid ah Qoyskiisa ay u geeriyoodeen duufaantii dhawaan ku dhufatay deegaanada Bari ee Soomaaliland. Wiilkaan Dhalinyarada ah oo lagu Magacaabo Ibarahim Muuse Cabdi ayaa ku noolaa Magalada Lughaye ee Gobolka Owdal,waxana roobkii duufaanta watay uu sababay dhimashada Aabihiis,Hooyadiis iyo lix […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa qaabilay wiil Dhalinyaro ah oo dhawaan 8 ka mid ah Qoyskiisa ay u geeriyoodeen duufaantii dhawaan ku dhufatay deegaanada Bari ee Soomaaliland.

Wiilkaan Dhalinyarada ah oo lagu Magacaabo Ibarahim Muuse Cabdi ayaa ku noolaa Magalada Lughaye ee Gobolka Owdal,waxana roobkii duufaanta watay uu sababay dhimashada Aabihiis,Hooyadiis iyo lix Caruur ah oo la dhalatay.

- Advertisement -

Ibarahim aya xilliga duufaan ay dhaceysay waxa uu ku maqnaa Iskuul uu waxku baranayay,taas oo keentay in uu ka badbaado musiibadii qabsatay qoyskiisa oo ka koobnaa 8 Ruux.

Muuse Biixi ayaa sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya uu kafaalo qaadayo nolosha wiilkaas,isaga oo loogu keenay Magalada Hargeysa si uu halkaasi uga sii wato waxbarashadiisii maadaama qoyskiisii ay dhamaadeen.

Roobkii Duufaanta watay ee ka da’ay deegaanada Bari ee Soomaaliland ayaa waxaa sababay dhimashada dad badan iyo barakaca kuwo kale oo haatan gurmadyo kala duwan la gaarsiinayo.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts