HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Galabta ka ambabaxay M/Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo Galabta ka ambabaxay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Jimacada Maanta ah waxa ay ka ambabaxeen Magalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya iyaga oo ku sii jeeda dalka Itoobiya. Wafdiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana garoonka sidoo kale kasii sagootiyey Xubno […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee Jimacada Maanta ah waxa ay ka ambabaxeen Magalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya iyaga oo ku sii jeeda dalka Itoobiya.

Wafdiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya,waxaana garoonka sidoo kale kasii sagootiyey Xubno isugu jira xildhibaano iyo Wasiiro.

- Advertisement -

In kastoo sirasmi ah aan loo shaacin ujeedka Safarka Ra’iisul Wasaaraha ee dalka Itoobiya ayaa hadana waxaa halkaasi uga sii horeeya oo safar qarsoodi ah ku tegay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo ay wehliyeen La Taliyaha Madaxweynaha Balal Cusmaan iyo Agaasimaha Madaxtooyada Fahad Yaasiin.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa markii uu halkaasi tago waxa uu kulan la qaadan doonaa Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee dalka Itoobiya Abiyi Axmed oo bilaawgii bishii April ee Sanadkaan la wareegay Xafiiska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts