HomeWararMagalada Baydhabo oo laga mamnuucay Gaadiidka inay galaan xilliyada..

Magalada Baydhabo oo laga mamnuucay Gaadiidka inay galaan xilliyada..

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay,iyada oo Saraakiisha amniga koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo saareen ammaro dhanka amniga ku saabsan. Saraakiisha ayaa mamnuucay in xilliyada habeenkii Gudaha Magalada Baydhabo ay galaan Gaadiidka,isla markaana lagu celinayo banaanka Magalada ilaa iyo inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Ammarada ayaa sidoo […]

- Advertisement -

Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay,iyada oo Saraakiisha amniga koonfur Galbeed Soomaaliya ay soo saareen ammaro dhanka amniga ku saabsan.

Saraakiisha ayaa mamnuucay in xilliyada habeenkii Gudaha Magalada Baydhabo ay galaan Gaadiidka,isla markaana lagu celinayo banaanka Magalada ilaa iyo inta lagu guda jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

- Advertisement -

Ammarada ayaa sidoo kale waxa ay farayaan in markii la gaaro Habeenkii Gaadiidka noocyadiisa kala duwan lagu celiyo koontoroolada lagasoo galo Magalada,iyada oo dadka saran ay lug kusoo galayaan Magalada Baydbao.

Saraakiisha amniga Maamulak Koonfur Galbeed ayaa waxa ay sheegeen in tani looga gol leeyahay in la adkeeyo amniga Magaalda Baydhabo oo todobaadkii hore xilli habeen ah uu ka dhacay weerar bambaano.

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu arkayaa Wadooyinka waaeyn ee Magalada Baydhabo kuwaas oo siweyn amniga u adkeynaya,waxana xusid mudan in todobaadkii hore Baydhabo lagu qabtay shir ay lahaayeen madaxda dowlad Goboleedyada.

Latest stories