HomeWararDhageyso:-Maxaa ka jira in aan Baladweyne la gaarsiin lacagtii loogu deeqay dadkii...

Dhageyso:-Maxaa ka jira in aan Baladweyne la gaarsiin lacagtii loogu deeqay dadkii ka barakacay Fatahaadda Wabiga?

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay gurmadkii kala duwanaa ee loo sameeyey dadkii ka barakacay fatahaada wabiga Shabeelle ee Baladweyne. Xildhibaanka oo ka mid ah guddigii Ra’iisul Wasaare kheyre u Magacaabay fatahaada Wabiyada ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka gaabisay wax […]

- Advertisement -

Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay gurmadkii kala duwanaa ee loo sameeyey dadkii ka barakacay fatahaada wabiga Shabeelle ee Baladweyne.

Xildhibaanka oo ka mid ah guddigii Ra’iisul Wasaare kheyre u Magacaabay fatahaada Wabiyada ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka gaabisay wax u qabashada dadkii ka barakacay Baladweyne.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in guddigii gurmadka ee la magacaabay ay dadaaleen basle ilaa iyo hadda Xukuumadda Soomaaliya aan dhankeena laga heynin waxqabad muuqdo oo ay sameysay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in lacagihii dowladda Soomaaliya ay ku deeqday iyo meelaha kale lag helay aysan weli gaarin dadkii loogu talo galay sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Daahir Amiin Jeezow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories