HomeWararDEG DEG : Fagaase iyo Saaxibkiis oo Goor Dhaweyd Xamarweyne Lagu Toogtay

DEG DEG : Fagaase iyo Saaxibkiis oo Goor Dhaweyd Xamarweyne Lagu Toogtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Abdi Fagaase oo ahaa gudoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Xamarweyne ayaa nin hubeysan goor dhaw ku toogtay afaafka hore ee waaxda . Fagaase oo caan ka ahaa Xamarweyne waxa la socday oo lala toogtay nin ay saaxibyihiin oo magaciisa lagu sheegay axmed  , Fagaase dhaawac halis ah ayaa lagu qaaday halka Axmed oo meeshu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abdi Fagaase oo ahaa gudoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Xamarweyne ayaa nin hubeysan goor dhaw ku toogtay afaafka hore ee waaxda .

Fagaase oo caan ka ahaa Xamarweyne waxa la socday oo lala toogtay nin ay saaxibyihiin oo magaciisa lagu sheegay axmed  , Fagaase dhaawac halis ah ayaa lagu qaaday halka Axmed oo meeshu ku ruux baxay.

- Advertisement -

wixi so kordha la soco

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts