HomeWararFaah faahin dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Faah faahin dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhexmaray duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo isugu jira Itoobiyaan iyo Jabuuti oo labaduba ka mid ah Ciidamada AMISOM ay Wadada u galeen rag ka tirsan Al-Shabaab,waxana halkaasi mudo ka socday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ku dhexmaray duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamo isugu jira Itoobiyaan iyo Jabuuti oo labaduba ka mid ah Ciidamada AMISOM ay Wadada u galeen rag ka tirsan Al-Shabaab,waxana halkaasi mudo ka socday dagaal Saacado qaatay.

- Advertisement -

Dadka ku nool duleedka Bari ee degmada Baladweyne oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in ay maqlayeen hubka la isku adeegsanayay dagaalkaas,isla markaana ay cabsi soo wajahday.

Weli khasaaraha ka dhashay dagaalkaas kama hadlin saraakiisha Ciidamada dowladda iyo masuuliyiinta Maamulka Hir-Shabeelle ,balse Al-Shabaab ayaa Warar ay ku qoreen baraha Internetka waxa ay ku sheegeen in dagaalkaas ay ku dileen Afar Askari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts