HomeWararRa’isul-wasaaraha Talyaaniga oo qaliin looga sameeyey Wadnaha.

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga oo qaliin looga sameeyey Wadnaha.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ra’isul-wasaare Paolo Gentiloni oo 63-jir ah ayaa waxaa xalay la dhigay Gemelli hospital ee magaalladda Rome, waxaana  lagu sameeyey Qaliin dhinaca Wadnaha. Afhayeenadda Ra’isul-wasaaraha oo lagu magacaabo Falamiinia Lais ayaa sheegtay in lagu guuleystay qaliinkaasi, iyadoo ay Dhakhaatiirta qaliin ku sameeyeen Halbowlayaasha xirmay ee dhiigga siiya Wadnaha. Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga oo Xilkaasi loo dhiibay bishii hore […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaare Paolo Gentiloni oo 63-jir ah ayaa waxaa xalay la dhigay Gemelli hospital ee magaalladda Rome, waxaana  lagu sameeyey Qaliin dhinaca Wadnaha.

Afhayeenadda Ra’isul-wasaaraha oo lagu magacaabo Falamiinia Lais ayaa sheegtay in lagu guuleystay qaliinkaasi, iyadoo ay Dhakhaatiirta qaliin ku sameeyeen Halbowlayaasha xirmay ee dhiigga siiya Wadnaha.

- Advertisement -

Ra’isul-wasaaraha Talyaaniga oo Xilkaasi loo dhiibay bishii hore ayaa la sheegay inuu dareemay Wadno-xanuun, kadib, markii uu shalay ka soo laabtay Booqasho uu ku tegay Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris.

©Radio Dalsan

Latest stories