HomeWararKulan qarsoodi ah oo ay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan ku...

Kulan qarsoodi ah oo ay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Shariif Xasan ku yeesheen Addis Abeba oo burburay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Dhexdhexaadin ay Dowladda Ethiopia garwadeen ka ahayd ayey isugu keentay Sii-hayaha Xilka Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan. Labadaasi Hoggaamiye waxay Kulan qaatay muddo 6 saacadood ku yeesheen magaalladda Addis Abeba, wuxuuna Xasan Sheekh Maxamuud ka dalbaday Shariif Xasan looga dalbaday inuu uga  tanaasulo Murashaxnimadiisa Madaxweynenimo. Ilo lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhexdhexaadin ay Dowladda Ethiopia garwadeen ka ahayd ayey isugu keentay Sii-hayaha Xilka Madaxweynaha DFS, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Labadaasi Hoggaamiye waxay Kulan qaatay muddo 6 saacadood ku yeesheen magaalladda Addis Abeba, wuxuuna Xasan Sheekh Maxamuud ka dalbaday Shariif Xasan looga dalbaday inuu uga  tanaasulo Murashaxnimadiisa Madaxweynenimo.

- Advertisement -

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u sheegay inuu Shariif Xasan ka gaabsaday codsiga uga yimid Sii-hayaha Madaxweynaha DFS oo uu kaga dalbaday inuu isaga u tanaasulo iyo inuu Shariif Xasan isku soo sharxo doorashadda Guddoomiyaha Barlamaanka Federalka oo lagu wado inay dhacdo bisha Janaayo 5-da ee sanadka 2017-ka.

Markii uu Kulanka Labadaasi Hoggaamiye fashilmay ayuu mid kasta ka soo dhoofay Addis Abeba, iyadoo Madaxweyne Xsaan ku soo laabtay Muqdisho, halka Shariif Xasan uu ku haray magaalladda Nairobi.

Waa Isku-daygii Labaad ee ay Dowladda Ethiopia ku dhexdhexaadinaysay Labadaasi Hoggaamiye , iyadoo la filayo in Doorashadda Madaxtinimadda qabsoonto bisha soo socota ee January 22-da.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts