HomeWararAskari Kenyan oo ka tirsanaa Hawlgalka AMISOM oo lagu dilay Nairobi.

Askari Kenyan oo ka tirsanaa Hawlgalka AMISOM oo lagu dilay Nairobi.

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Sida lagu soo daabacay Wargeyska Nation ee ka soo baxa Nairobi waxaa maydka Askarigaasi maanta laga dhex helay gaarigiisa oo yaallay Deegaanka Dhismayaasha Umoja ee Nairobi. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Wargeyska Nation in nInkaasi uu labo Haween Khamri kula cabayey Bara ku yaalla Umoja. Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay suurto-gal tahay […]

- Advertisement -

Sida lagu soo daabacay Wargeyska Nation ee ka soo baxa Nairobi waxaa maydka Askarigaasi maanta laga dhex helay gaarigiisa oo yaallay Deegaanka Dhismayaasha Umoja ee Nairobi.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Wargeyska Nation in nInkaasi uu labo Haween Khamri kula cabayey Bara ku yaalla Umoja.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay suurto-gal tahay inay Haweenkii uu la caweynayeen ninkaasi siiyeen Mukhaadaraad, ka hor intaysan tegin gurigaasi, kana soo dhicin alaab badan.

Boliska waxay sheegeen inay haynin raad horseedi kara haweenkii geystay falkaasi.

Dhinaca kale, Mas’uuliyiin ka socday Ciiddanka Kenya ee KDF ayaa galabta tegay goobta uu yaallay maydka Askarigaasi.

- Advertisement -

Waxayna xaqiijiyeen inuu Askarigaas bishii hore ka soo laabtay Hawlgalka AMISOM ee Somalia.

Xigasho: Nation

©Radio Dalsan

Latest stories