HomeWararXildhibaanadda Labada Aqal oo Go’aankoodii Koowaad ku ansixiyey Kharajka Murashixiinta.

Xildhibaanadda Labada Aqal oo Go’aankoodii Koowaad ku ansixiyey Kharajka Murashixiinta.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Xildhibaanadda dhawaan la dhaariyey ee Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ayaa maanta Fadhi mideysan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacbiga ee magaalladda Muqdisho. Kulankaasi ayaa looga hadlay Qoddobo ay ka mid yihiin Magaacista Guddiyadda Doorashadda iyo Xeer-hoosaadka Doorashadda Guddoonka Barlamaanka iyo tan Madaxtinimadda ee soo socota. Kulankaasi oo saacado badan qaatay ayey Xildhibaanadda Labada Aqal isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanadda dhawaan la dhaariyey ee Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ayaa maanta Fadhi mideysan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacbiga ee magaalladda Muqdisho.

Kulankaasi ayaa looga hadlay Qoddobo ay ka mid yihiin Magaacista Guddiyadda Doorashadda iyo Xeer-hoosaadka Doorashadda Guddoonka Barlamaanka iyo tan Madaxtinimadda ee soo socota.

- Advertisement -

Kulankaasi oo saacado badan qaatay ayey Xildhibaanadda Labada Aqal isku raaceen Kharajka laga qaadi doono Murashixiinta Guddoonka Barlamaanka iyo tan Madaxtinimadda.

Kharajka diiwaan-gelinta Musharixiinta Guddoomiyaha iyo Ku-xigeenadda Labada Aqal ee Barlamaanka waxaa qofkiiba laga dhigay 15,000 oo Dollar.

Sidoo kale, Murashixiinta xilka Madaxweynaha waxaa la go’aamiyey in qofkiiba laga qaadayo Lacagta dxiiwaan-gelinta oo dhan 30,000 oo Dollar.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Shirka Xildhibaanadda ee maanta waxaan lagu go’aaminin xilliga la qabanayo Labada Doorasho ee Guddoonka Barlamaanka iyo tan Madaxweynaha Somalia oo afar jeer dib loo dhigay.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts