HomeWararKu-dhawaad 100 Saxafi oo sannadkan lagu dilay Caalamka.

Ku-dhawaad 100 Saxafi oo sannadkan lagu dilay Caalamka.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoomiyaha Xiriirka Suxufiyiinta Caalamiga ee International Federation of Journalists (IFJ), Philippe Leruth ayaa lagu sheegay in sannadkan dhamaaday ee 2016-ka Caalamkaa lagu dilay 93 Saxafi, waxayna dhimashadda ugu badan ee Suxufiyiinta ka dhacday dalalka Iraq iyo Afganistan. Warbixinta oo la soo saaray Shalay oo Jimco ahayd waxaa lagu xusay in inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Guddoomiyaha Xiriirka Suxufiyiinta Caalamiga ee International Federation of Journalists (IFJ), Philippe Leruth ayaa lagu sheegay in sannadkan dhamaaday ee 2016-ka Caalamkaa lagu dilay 93 Saxafi, waxayna dhimashadda ugu badan ee Suxufiyiinta ka dhacday dalalka Iraq iyo Afganistan.

Warbixinta oo la soo saaray Shalay oo Jimco ahayd waxaa lagu xusay in inta badan Suxufiyiintaasi lagu dilay weeraro lala beegsaday, qaraxyo bam, xabbado ku qabsaday Aagga hore ee dagaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale 29 ka mid ah waxay ku geeriyoodeen Diyaarado ku burburtay dalalka Kolombiya iyo Raashiya.

Dhinaca kale, dalalka ugu dhimashada badan Suxufiyiinta ayaa kala ah Syria, Iraq iyo Yeman.

Tirada Suxufiyiinta Syria ee la dilay tan iyo sannadkii 2011-kii waxay gaaraysaa ugu yaraan 107 Saxafi.

- Advertisement -

Dalalka  Bariga Dhexe waxaa sannadkan lagu dilay 30-Saxafi, halka dalalka Afrikana lagu dilay 8 Saxafi.

Dalalka ugu badan ee Suxufiyiinta lagu dilay sannadkan ayaa kala ah:-

Iraq: 15

Afghanistan: 13

Mexico: 11 Saxafi

Yemen: 8 Saxafi

Guatemala 6 Saxafi

Syria: 6 Saxafi

India: 5 Saxafi

Pakistan: 5Saxafi

Source: IFJ 

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts