HomeWararDadkii ka dambeeyey dilkii Danjirihii Giriigga u joogay dalka Brazil oo la...

Dadkii ka dambeeyey dilkii Danjirihii Giriigga u joogay dalka Brazil oo la qabtay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Saraakiisha Boliska ee dalkaasi ayaa sheegay in Danjire Kayriyakos Amiridis oo 59-jir ah ay Isbiibtii hore dileen Xaaskiisa oo u dhalatay Brazil iyo Sarkaal Bolis oo uu ka dhexeeyey xiriir jacayl. Maydka Danjirahaasi ayaa Khamiistii la soo dhaafay laga dhex galay gurigiisa oo gubtay, hal maalin kadib, markii ay xaaskiisa sheegtay inay la’dahay Ninkeeda. Haweeneysdaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saraakiisha Boliska ee dalkaasi ayaa sheegay in Danjire Kayriyakos Amiridis oo 59-jir ah ay Isbiibtii hore dileen Xaaskiisa oo u dhalatay Brazil iyo Sarkaal Bolis oo uu ka dhexeeyey xiriir jacayl.

Maydka Danjirahaasi ayaa Khamiistii la soo dhaafay laga dhex galay gurigiisa oo gubtay, hal maalin kadib, markii ay xaaskiisa sheegtay inay la’dahay Ninkeeda.

- Advertisement -

Haweeneysdaasi oo lagu magacaabo Faransoys de Suza Olifeyra oo 40-jir waxaa lala xiray Saaxiibkeeda iyo qof ehelkeeda ah, kuwaasi oo la rumeysan yahay inay ka dambeeyeen dilka Safiirkii GIriigga u joogay dalka Brazil.

Safiirka iyo Xaakiisa waxay booqasho Famil ku joogeen mgaalladda Riyo De Janeyro tan iyo bishan December 21-keedii, waxaana u qorsheysnaa inay dib ugu laabtaan caasimadda dalka Brazil ee Braziliya bisha soo socota ee Janaayo 9-da.

- Advertisement -

Dhinaca kale,  Baarayaal ka tirsan Boliska dalka Giriigga iyo Danjiraha u jooga dalka Arjentiin ayaa la filayaa inay ka qeyb galaan Baaritaanka dilkaasi.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts