HomeWarar:-Guddoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka oo sheegay in Xildhibaanadu ay ku dadalayaan...

[Dhageyso]:-Guddoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka oo sheegay in Xildhibaanadu ay ku dadalayaan in waqtiga ugu dhaqsiyaha badan la soo gebagebeeyo Doorashada.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Gudoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo lahadlay Idacada  Dalsan aya sheegay in Xildhibaanada Barlamaanku ay ku dadalayaan sidii loosoo afjari laha Doorashada waqtigeedu uu dheeraday. Cusmaan Cilmi Boqore waxa u cadeyay in Gudiyada ay hatan diyarinayaan ay ku kalsoo yihiin sidii ay dhaqse Dalka uga bixin lahayeen kala guurka. Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo lahadlay Idacada  Dalsan aya sheegay in Xildhibaanada Barlamaanku ay ku dadalayaan sidii loosoo afjari laha Doorashada waqtigeedu uu dheeraday.

Cusmaan Cilmi Boqore waxa u cadeyay in Gudiyada ay hatan diyarinayaan ay ku kalsoo yihiin sidii ay dhaqse Dalka uga bixin lahayeen kala guurka.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.

120101_007

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts