HomeWararC/wali Gaas iyo Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg deg loo...

C/wali Gaas iyo Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg deg loo fidiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaweynaha Puntland ayaa mar uu ka hadlayay abaaraha ka taagan deegaano katirsan Gobolada Dalka ayaa waxa uu ku dhaliilay Beesha Caalamka iyo Xukuumada Federaalka in ay ka gaabiyeen in wax laga qabto xaaladaha abaaraha. Mr Gaas ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka abaaruhu ay saameeyeen. Dhinaca kale Raisul Wasaarihii hore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaweynaha Puntland ayaa mar uu ka hadlayay abaaraha ka taagan deegaano katirsan Gobolada Dalka ayaa waxa uu ku dhaliilay Beesha Caalamka iyo Xukuumada Federaalka in ay ka gaabiyeen in wax laga qabto xaaladaha abaaraha.

Mr Gaas ayaa ku baaqay in loo gurmado dadka abaaruhu ay saameeyeen.

- Advertisement -

Dhinaca kale Raisul Wasaarihii hore ee Xukumadii KMG iminka ah Musharax Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo oo Talaadadii Dalka dib ugu soo laabtay ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro deegaanada ay abaraaha ku dhufteyn.

Halakan ka dhageyso Madaxweynaha Puntland C/Wali Gaas

Halkan ka dhageyso Maxamd C/llahi “Farmaajo”

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts