HomeWararTaliyaha Ciidanka boliska oo shaaciyay in saraakiisha boliska ee ku jira labada...

Taliyaha Ciidanka boliska oo shaaciyay in saraakiisha boliska ee ku jira labada aqal ee baarlamaanka ay u codeyn doonaan Madaxweyne Xasan sheikh maxamuud.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka boliska ah taliyaha Gudiga Amniga ee Doorashada dadban Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa shaaciyay in saraakiisha boliska ee kamid noqday baarlamaanka cusub In ay u Codeyn doonaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxtinimda Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasabadii 73-Sano guuradii kasoo wareegatay Aas aaska Ciidanka boliska Somaliyeed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka boliska ah taliyaha Gudiga Amniga ee Doorashada dadban Maxamed Shiikh Xasan xaamud ayaa shaaciyay in saraakiisha boliska ee kamid noqday baarlamaanka cusub

In ay u Codeyn doonaan Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxtinimda

- Advertisement -

Hadalkaas ayuu ka sheegay Munaasabadii 73-Sano guuradii kasoo wareegatay Aas aaska Ciidanka boliska Somaliyeed oo Shalay Muqdisho lagu qabtay

Waxaana Madashaa Kusugnaa Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud

Halkan ka dhageyso Maxamed Shiikh Xasan Xaamud Taliyaha Ciidanka Boliska

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts