HomeWararDHAGEYSO:Taliska Amisom iyo Maamulka sh/hoose oo gudi u saaray 11-ruux oo ay...

DHAGEYSO:Taliska Amisom iyo Maamulka sh/hoose oo gudi u saaray 11-ruux oo ay Amisom ku dileen gobolkaas.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Labadii maalin ee lasoo dhaafay ciidamada amisom waxa ay dad rayid ah siyabooyin kala duwan ugu dileen degaanada gobolka sh/hoose waxaana maamulka gobolka ay shegeen in ay wada kulmeen iyaga iyo masuliyiinta Amisom. Ibraahim Aadan Najax oo ah gudoomiyaha Gobolka sh/hoose ayaa u sheegay warbaahinta in ay gudi u sareen sidii xal looga gaari lahaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labadii maalin ee lasoo dhaafay ciidamada amisom waxa ay dad rayid ah siyabooyin kala duwan ugu dileen degaanada gobolka sh/hoose waxaana maamulka gobolka ay shegeen in ay wada kulmeen iyaga iyo masuliyiinta Amisom.

Ibraahim Aadan Najax oo ah gudoomiyaha Gobolka sh/hoose ayaa u sheegay warbaahinta in ay gudi u sareen sidii xal looga gaari lahaa dhacdooyinkaas ka dhacay gobolka ee lagu laayay dadka shacabka ah.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts