HomeWararDHAGEYSO:Ciidamada Amaanka Puntland oo soo saaray awamiir adag oo dhanka amniga ah.

DHAGEYSO:Ciidamada Amaanka Puntland oo soo saaray awamiir adag oo dhanka amniga ah.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha ciidanka booliska dowladda Puntland General Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg), oo maanta warbaahinta kula magaalada Garoowe ayaa soo saaray awaamiir guud oo ku aadan ammaanka Puntland. Waxa uu sheegay in laga bilaabo maanta aan magalooyinka Puntland lagu arki karin gadiidka muraayadaha madoow kuwaas oo uu sheegay in looga qeyb qaato falalka amni daro. sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha ciidanka booliska dowladda Puntland General Cabdulqaadir Shire Faarax (Ereg), oo maanta warbaahinta kula magaalada Garoowe ayaa soo saaray awaamiir guud oo ku aadan ammaanka Puntland.

Waxa uu sheegay in laga bilaabo maanta aan magalooyinka Puntland lagu arki karin gadiidka muraayadaha madoow kuwaas oo uu sheegay in looga qeyb qaato falalka amni daro.

- Advertisement -

sidoo kale waxaa uu ka hadlat arimo kale oo la xiriira amaanka

Halkaan ka dhageyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts