HomeWarar32 qof oo ku dhaawacantay Diyaarad Milliteri oo ku burburtay dalka Raashiya.

32 qof oo ku dhaawacantay Diyaarad Milliteri oo ku burburtay dalka Raashiya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa baahisay inay Diyaarad Milliteri ku burburtay meel qiyaas ahaan 30 KM u jirta Saldhigga Ciiddanka Cirka ee u dhow Degmadda TIKSI ee W/bari ee Saybeeriya. Diyaaradaasi oo nooceedu yahay Ilyuushin IL 18 waxaa la socday 32 Sarkaal iyo 7 Shaqaalaha Diyaaradda, mana cadda waxa sababay shilkaasi. 32 qof ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa baahisay inay Diyaarad Milliteri ku burburtay meel qiyaas ahaan 30 KM u jirta Saldhigga Ciiddanka Cirka ee u dhow Degmadda TIKSI ee W/bari ee Saybeeriya.

Diyaaradaasi oo nooceedu yahay Ilyuushin IL 18 waxaa la socday 32 Sarkaal iyo 7 Shaqaalaha Diyaaradda, mana cadda waxa sababay shilkaasi.

- Advertisement -

32 qof ayaa ku dhaawacantay, iyadoo 16 ka mid ah xaalladooda aad u liidato.

Dhinaca kale, Wakaalladda Wararka Raashiya ee INTERFAX ayaa ka soo xigatay Ku-xigeenka Guddoomiyaha Gobalka, Aleksi Koldozinkoof inay dhacayeen dabaylo xooggan oo ku khasbay Diyaaradda inay si degdeg ah u soo caga-dhigato, ka hor intaysan burburin.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts