HomeWararAmina J. Mohamed oo u dhalatay Nigeria oo loo magacaabay Ku-xigeenka Xoghayaha...

Amina J. Mohamed oo u dhalatay Nigeria oo loo magacaabay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Deegaanka ee dalka Nigeria, Amina J. Mohamed ayaa loo magacaabay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres. Afhayeenka Xoghayaha Guud, Stephane Dujarric ayaa ku dhawaaqay magacaabistaasi, sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Nigeria ee “The News Agency of Nigeria (NAN)”. Amina J. Mohamed waxay haatan tahay Wasiirka Deegaanka ee Nigeria, waxayna horey u ahayd Kaaliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Deegaanka ee dalka Nigeria, Amina J. Mohamed ayaa loo magacaabay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM, António Guterres.

Afhayeenka Xoghayaha Guud, Stephane Dujarric ayaa ku dhawaaqay magacaabistaasi, sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Nigeria ee “The News Agency of Nigeria (NAN)”.

- Advertisement -

Amina J. Mohamed waxay haatan tahay Wasiirka Deegaanka ee Nigeria, waxayna horey u ahayd Kaaliyaha iyo Xoghayaha Guud ee QM ee xilka ka sii degayo iyo La-taliyahiisa Khaaska ee Qorsheynta Horumarinta ee “Post 2015 Development Planning.

Waxay bishii June 27-dii ee sannadkii 1961-kii ku dhalatay magaalladda Gombe oo Caasimad u ah Gobalka Gombe ee W/bari ee dalka Nigeria

Dhinaca kale, Antonio Guterres waxa uu xilal sare u magacaabay Maria Viotti oo u dhalatay dalka Brazil iyo Kyung-wha Kang oo u dhalatay dalka Koonfurta Kuurya.

- Advertisement -

Sidoo kale, Maria Luiza Ribeiro Viotti oo u dhalatay dalka Brazil waxaa uu u magacaabay Madaxa Diiwaankiisa (Chef De Cabinet.).

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts