HomeWararDAAWO: Sawiradda magaalladda Xalab ama Aleppo: Dagaalka ka hor iyo Kadib.

DAAWO: Sawiradda magaalladda Xalab ama Aleppo: Dagaalka ka hor iyo Kadib.

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Bishii July 19-dii ee sannadkii 2012-kii ayuu dagaalku ka bilowday magaalladda Aleppo ama Xalab oo ah mgalladda ugu weyn dalka Syria.

Dagaalkaasi oo ilaa haatan ka socda dalkaasi, waxaa ku burburay magaallooyin Xadaarad lahaa, waxana lgu dilay boqolal kun oo qof.

Waxaana haata ka socda Barakac Baahsan, iyadoo Dagaalamayaasha iyo Qoysaskooda loo oggolaaday inay isaga huleelaan magaalladaas kala qeybsanayd.

Bal nala daawada Sawirradda XilligiI Berri-samaadka ee Aleppo iyo Burburka uu Dagaalku baday magalladaasi oo ka mid ah magaallooyinka ugu qadiimsan Caalamka:

20 Photos Describe The "war"

20 Photos Describe The "war"

20 Photos Describe The "war"

20 Photos Describe The "war"

20 Photos Describe The "war"

20 Photos Describe The "war"

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories