HomeWararQubanayaal Warar haatan soo dhacay

Qubanayaal Warar haatan soo dhacay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wasiirka Dhallinyarada iyo Sport-ga ee Xukuumadda Federalka Somalia, Maxamed C/llaahi Nuux iyo C/raxmaan Saalax Carmaan oo ku soo baaxay Doorashaddii Hirshabelle ee Aqalka Sare oo maanta lagu soo gebagebeeyey. Wasiir Nuux oo horey looga mamnuucay inuu dib u soo tartamo waxa uu 45 cod kaga guuleystay Hindi C/llaahi Cumar oo keentay 5 cod. Guddiga Federalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Dhallinyarada iyo Sport-ga ee Xukuumadda Federalka Somalia, Maxamed C/llaahi Nuux iyo C/raxmaan Saalax Carmaan oo ku soo baaxay Doorashaddii Hirshabelle ee Aqalka Sare oo maanta lagu soo gebagebeeyey.


Wasiir Nuux oo horey looga mamnuucay inuu dib u soo tartamo waxa uu 45 cod kaga guuleystay Hindi C/llaahi Cumar oo keentay 5 cod.

- Advertisement -

Guddiga Federalka ee Doorahadda Dadban waxay dhawaan ka mamnuuceen Wasiir Nuux iyo Musharax Axmed Sheekh Nuur “Cirro”, kadib, markii ay ku dagaalameen Hoolka Doorashadda Jowhar bishii November ee 18-da.

_______________________________________

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federalka Somalia, Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo 51-cod kaga guuleystay Axmed Maxamed Cumar oo ay maanta ku tartameen Kursiga xubnaha Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka.

- Advertisement -

_________________________________________

Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Warfaafinta XFS, C/shakuur Cali Mire ayaa u soo gudbay Aqalka Hoose ee Barlamaanka Cusub, kadib, markii uu maanta ku soo baxay Doorasho ka dhacday Caasimadda KMG Maamulka Galmudug ee Cadaado.

Musharax

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts