HomeWararDhageyso: Jubaland oo dalbatay in Qaxootiga kasoo noqonaya Kenya ay helaan kalmooyinkii...

Dhageyso: Jubaland oo dalbatay in Qaxootiga kasoo noqonaya Kenya ay helaan kalmooyinkii horay loo siin jiray.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay soo badanayaan qaxootiga kasoo noqonaya Kenya ee soo gaaraya degaanada maamulkaas Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha maamulka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo warbaahinta la hadlay ayaa in dadkaas ay u baahan yihiin in ay helaan kalmooyinkii Hay’adduhu ay kusiin jireen Kenya in hada loogu soo weeciyo Somalia. Dhinaca kale waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubaland ayaa sheegay in ay soo badanayaan qaxootiga kasoo noqonaya Kenya ee soo gaaraya degaanada maamulkaas Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha maamulka Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo warbaahinta la hadlay ayaa in dadkaas ay u baahan yihiin in ay helaan kalmooyinkii Hay’adduhu ay kusiin jireen Kenya in hada loogu soo weeciyo Somalia.

Dhinaca kale waxa uu beeniyay warar sheegaya in Jubbaland ay lacag ka qaadato qaxootiga ka soo noqonaya Kenya.

- Advertisement -

Jubbaland ayuu tilmaamay in ay awood-da saarayso sidii dib u dajin loogu samayn lahaa qaxootiga soo noqonaya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts