HomeWararDhageyso:Musharax C/weli Garyare oo Cadaalad daro ku tillmaamay Doorasho Cadaado ka dhacday.

Dhageyso:Musharax C/weli Garyare oo Cadaalad daro ku tillmaamay Doorasho Cadaado ka dhacday.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

C/weli Ibraahim Garyare oo ahaa Musharax xildhibaan aqalka hoose ee Gal-mudug ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan ku sheegay in doorasho maanta ka dhacday Cadaado ay aheyd mid cadaalad daro ah islamarkaana kursiga beeshiisa maanta la siiyay beel kale. Waxa uu tilmaamay in arintaas ay ka dambeyaan Madaxweynaha Gal-mudug iyo ku xigeenkiisa kuwaas oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/weli Ibraahim Garyare oo ahaa Musharax xildhibaan aqalka hoose ee Gal-mudug ayaa wareysi uu siiyay Radio Dalsan ku sheegay in doorasho maanta ka dhacday Cadaado ay aheyd mid cadaalad daro ah islamarkaana kursiga beeshiisa maanta la siiyay beel kale.

Waxa uu tilmaamay in arintaas ay ka dambeyaan Madaxweynaha Gal-mudug iyo ku xigeenkiisa kuwaas oo uu sheegay in ay dana gaar ah ka lee yihiin.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts