HomeWararDhageyso:Wasiir horay looga mamnuucay doorashada aqalka hoose oo qaab deg deg ah...

Dhageyso:Wasiir horay looga mamnuucay doorashada aqalka hoose oo qaab deg deg ah maanta loogu doortay Jowhar.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorasho bobsiis ah oo maanta ka dhacday magaaladaas uu kusoo baxay wasiirka dhalinyarada iyo Sport-ga Max’ed Xasan Nuux kaas oo horay doorashada looga mamnuucay. Xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaana la sheegay in ay saaka qabteen doorashadaas. Wasiir Nuux waxaa la tartamaysay gabar lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in doorasho bobsiis ah oo maanta ka dhacday magaaladaas uu kusoo baxay wasiirka dhalinyarada iyo Sport-ga Max’ed Xasan Nuux kaas oo horay doorashada looga mamnuucay.

Xubno ka mid ah Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle ayaana la sheegay in ay saaka qabteen doorashadaas.

- Advertisement -

Wasiir Nuux waxaa la tartamaysay gabar lagu magacaabo Hinda C/llaahi Cumar, iyadoo Wasiir Nuux uu ku soo baxay 45 cod.

Halkaan ka dhageyso

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts