HomeWararDhageyso:Qoysas ka barakacay abaaraha gobolka Mudug oo gaaray Hiiraan.

Dhageyso:Qoysas ka barakacay abaaraha gobolka Mudug oo gaaray Hiiraan.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyn ee Xarunta Gobolka Hiraan ayaa sheegaya in halkaas ay gareen qoysas kasoo barakacy abaaraha ka taagan gobolka Mudug kuwaas oo sameeyay dadka iyo duunyada. Qaar kamida dadkaan ayaa waxa ay gareen degmada Xamaas ee Gobolka Hiraan waxana lasoo shegayaa in ay haatan u baahan yihiin gurmad bini aadanimo. Mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyn ee Xarunta Gobolka Hiraan ayaa sheegaya in halkaas ay gareen qoysas kasoo barakacy abaaraha ka taagan gobolka Mudug kuwaas oo sameeyay dadka iyo duunyada.

Qaar kamida dadkaan ayaa waxa ay gareen degmada Xamaas ee Gobolka Hiraan waxana lasoo shegayaa in ay haatan u baahan yihiin gurmad bini aadanimo.

- Advertisement -

Mid kamid ah hoyooyinka halkaas gaaray ayaa ka warbixisay xaalad-da ay hadda ku sugan-yihiin iyo in wali ay gar-gaar helin,iyada oo ka dalbatay bulshada Soomaliyed in ay soo caawiyaan.

Halkaan ka dhageyso

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts