HomeWararCiidamo Puntland ka gadoodsan oo la wareegay Banki ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo.

Ciidamo Puntland ka gadoodsan oo la wareegay Banki ku yaalla Waqooyiga Gaalkacyo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamadaan la waregeen waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa ka dambeysay kadib markii ciidankaas aysan in muda ah helin wax musharaad ah. Wararka ayaa intaas ku daraya in meelaha ay la wareegeen uu ka mid yahay Bankiga dhexe. Dhinaca kale kulamo ayaa haatan kasocda garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Gaalkacyo kaas oo u dhaxeeya gudiyadii loo xilsaaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadaan la waregeen waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ayaa ka dambeysay kadib markii ciidankaas aysan in muda ah helin wax musharaad ah.

Wararka ayaa intaas ku daraya in meelaha ay la wareegeen uu ka mid yahay Bankiga dhexe.

- Advertisement -

Dhinaca kale kulamo ayaa haatan kasocda garoonka diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee Gaalkacyo kaas oo u dhaxeeya gudiyadii loo xilsaaray xasilinta xiisada magaalada Gaalkcyo

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts