HomeWararMadaxweynaha “Macallimiintu waxey aasaas adag u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya”

Madaxweynaha “Macallimiintu waxey aasaas adag u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Muqdisho, 21 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 November . Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey macallimiinta Soomaaliyeed doorka ay ka qaataan horumarka dalka iyo qaabeynta nolosha carruurta Soomaaliyeed. Sidoo kale Madaweynaha ayaa sheegay in macalimiinta Soomaaliyeed dalkaan ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Muqdisho, 21 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ugu hambalyeey macalimiiinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ku began 21 November .

Madaxweynaha ayaa ku boggaadiyey macallimiinta Soomaaliyeed doorka ay ka qaataan horumarka dalka iyo qaabeynta nolosha carruurta Soomaaliyeed. Sidoo kale Madaweynaha ayaa sheegay in macalimiinta Soomaaliyeed dalkaan ka soo gudbiyeen qatar loogu jiray in dalka laga waayo goobo waxbarasho iyda oo lagu jiro xiliyo adag oo uusan dalkaan lahayn nidaam dowladnimo .

- Advertisement -

Madaxweynahu waxuu yiri “ Macallimiintu waxey aasaas adag u dhigeen mustaqbalka dadka soo koraya oo helay waxbarasho tayeysan, oo ay ka hortageen fikirka xagjirka ah, isla markaana ay diyaar u yihiin inay bulshada ku hoggaamiyaan nolol wanaagsan.”

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha ayaa ammaanay doorka geesinimada ah ee macalimiinta Soomaaliyeed oo ay uga qeyb qaadanayaan in carruurta Soomaaliyeed in laga wacyigeliyo fikirka xagjirnimada ah iyo ku abaabinta carruurta tubta toosan ee dowladnimada iyo wadan jaceylka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts