HomeWararDowladda Federalka iyo QM oo soo dhaweeyey Tallaabadda ay Dowladda Kenya ku...

Dowladda Federalka iyo QM oo soo dhaweeyey Tallaabadda ay Dowladda Kenya ku hakisay qorshihii lagu xiri lahaa Xeradda Dhadhaab.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowladda Federalka Somalia ayaa soo dhaweysay  go’aanka ay Dowladda Kenya ku hakisay qorshihii bishan November 30-da lagu xiri lahaa Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab. Danjiraha Somalia u jooga Kenya, Jamaal Xasan Maxamed ayaa sheegay inay Tallaabadaasi tahay mid dhiiri-gelin mudan, isla markaana fursad loo heli doono sidii Qaxootiga dib ugu soo laaban lahaayeen gudaha dalkooda hooyo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federalka Somalia ayaa soo dhaweysay  go’aanka ay Dowladda Kenya ku hakisay qorshihii bishan November 30-da lagu xiri lahaa Xeradda Qaxootiga ee Dhadhaab.

danjire-jamaal-xasanDanjiraha Somalia u jooga Kenya, Jamaal Xasan Maxamed ayaa sheegay inay Tallaabadaasi tahay mid dhiiri-gelin mudan, isla markaana fursad loo heli doono sidii Qaxootiga dib ugu soo laaban lahaayeen gudaha dalkooda hooyo.

- Advertisement -

Hadalkiisa ayaa yimid, kadib, markii Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya,  Joseph Ole Nkaisissery shalay sheegay in ay muddo 6 bilood ku kordhiyeen xilliga ay sii furnaan doonto Xeradda Dhadhaaab oo ay ku jiran in ka badan 300,000 oo Qaxooti Soomali ah.

unhcrDhinaca kale, Hay’dda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR ayaa soo dhaweysay Tallaabadas.

Hadal-qoraal oo ay UNHCR soo saartay ayey ku baaqday in la siiyo Jadwal-xilliyeedka dib loo celinayo Qaxootiga iskood u go’aansad inay si nabad ah ugu labtaan dalkooda hooyo.

- Advertisement -

UNHCR wxy kaloo sheegtay in lagu guuleystay qorshaheeda  Ficilka (Their Action Plan), isla markaana u baahan yihiin waqti bdan si ay qiimeeyan fudueynta Nidaamka lagu celin karo Qaxootiga Soomaalida ku jirta Xeradda Dhadhaab.

Hay’adda QM ugu qabilsan Arrimaha Qaxootiga waxay kaloo ugu baaqday Beesha Caalamka inay  maalgelin ku filan ka smeeyaan gudah Somlia oo tageeri karo Nidaamka soo-celint Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

 ©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts