HomeWarar(Falaanqeyn): Musharixiinta HirShabelle iyo Galmudug ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka oo u...

(Falaanqeyn): Musharixiinta HirShabelle iyo Galmudug ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka oo u muuqda kuwa ugu miisaanka culus.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Kooxaha Musharixiinta ee ku loolamayo xubnaha Maamulladda HirShabelle iyo Galmudug ayaa loo arkaa kuwa ugu adag Musharixiinta xubnaha Maamul-gobaleedyadda dalka, iyadoo aan si fudud loogu soo gudbi Karin Xildhibaanimadda Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda. Haddaynu eegno Musharixiinta isku garbinaya xubnaha Maamulka HirShabelle ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka waxa ku jira Siyaasiyiin, Xildhibaano, Ganacsato iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxaha Musharixiinta ee ku loolamayo xubnaha Maamulladda HirShabelle iyo Galmudug ayaa loo arkaa kuwa ugu adag Musharixiinta xubnaha Maamul-gobaleedyadda dalka, iyadoo aan si fudud loogu soo gudbi Karin Xildhibaanimadda Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

Haddaynu eegno Musharixiinta isku garbinaya xubnaha Maamulka HirShabelle ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka waxa ku jira Siyaasiyiin, Xildhibaano, Ganacsato iyo xubno kale oo magac ku dhex leh Bulshadda.

- Advertisement -

Musharixiinta sida weyn loogu hadal-hayo inay ku tartami doonaan cod-bixinta ka bilaabantay magaalladda Jowhar ayaa waxaa ka mid ah:-

  1. Xildhibaan C/qaadir Cosoble, Muxiyadiin Jurus iyo Xuseen Raage Shiiraar.
  2. Xildhibaan Ducaale Islow, Drs. Madiina Caamir iyo Cali Shariif.
  3. C/llaahi Maxamed Nuur iyo Sheekh Bashiir Caddow.

Waxaa kaloo la hadal-hayaa in Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo jaal dhow la ah Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u muuqda inuu si fudud ku guuleysan karo, maadama uusan jirin Musharax miisaan culus oo la tartami doona.

Dhinaca kale, haddaynu eegno Kooxda Musharixiinta xubnaha Galmudug ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda waxaa ku jira Musharixiin miisaan iyo magac ku dhex leh Siyaasadda.

- Advertisement -

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan inay jiraan walaac xooggan oo ku aadan inuu musuq hareyn karo Cod-bixinta xubnaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka oo haatan ka socda magaalladda Cadaado.

Horey ayaa loo hadal-hayey inay Dowladda Federalka iyo Maamulka Galmudug qorsheynayaan inay culayska saaraan sidii ay u soo bixi lahaayeen Musharixiin ay iyaga taageersan yihiin, iyadoo loo marayo wadiiqad kasta oo ay Musharixiinta kaga guuleysan lahaayeen Musharixiinta la tartamayo.

Qaar ka mid ah Beelaha wada deggan Galmudug ayaana dareen-xumo ka muujiyey inay jiraan qorshe  Awood Dhaqaale iyo mid Dowladeed loogu adeegsadanayo Loolanka Musharixiinta xubnaha Galmudug ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts