HomeWararGuddoomiyayaal Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir oo ku biiray Musharixiinta xubnaha Galmudug...

Guddoomiyayaal Degmooyin ka tirsan Gobalka Banaadir oo ku biiray Musharixiinta xubnaha Galmudug ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Gudoomiyayaasha Degmooyinka Heliwaa iyo Waaberi ee Gobalka Banaadir ayaa gaaray Caasimadda Maamul-gobaleedka Galmudug ee Cadaado. Labada Guddoomiye, Maxamed Axmed Xaashi “ Qoslaaye”  iyo Xaawo-kiin Maxamuud Cali ayaa la sheegay inay u tageen Cadaado si ay uga mid noqdaan Musharixiinta ku tartamaya xubnaha Galmudug ee uga mid noqon doono Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda. Ilo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyayaasha Degmooyinka Heliwaa iyo Waaberi ee Gobalka Banaadir ayaa gaaray Caasimadda Maamul-gobaleedka Galmudug ee Cadaado.

Labada Guddoomiye, Maxamed Axmed Xaashi “ Qoslaaye”  iyo Xaawo-kiin Maxamuud Cali ayaa la sheegay inay u tageen Cadaado si ay uga mid noqdaan Musharixiinta ku tartamaya xubnaha Galmudug ee uga mid noqon doono Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

- Advertisement -

maxamed-axmed-xaashi-qoslaayeIlo lagu kalsoonaan karo ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan inay Labadaasi Guddoomiye oo deegaan ahaan ka soo jeeda Beelaha wada deggan Galgauuud waxay kulamo la leeyihiin Odayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta ay isku haybta yihiin  ee ku sugan magaalladda Cadaado.

Dhinaca kale, Ma kala cadda inay  Guddoomiyayaashaasi  fasax ka qaateen Maamulka Banaadir iyo inay dib ugu soo labaan doonaan Xilalkooda Guddoomiyenimo, haddii ay ku soo hungoobaan Musharaxnimadda xubnaha Galmudug uga mid noqonayo Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts