HomeWarar(Dhageyso):-Rabshdo kataagan Hargeysa.

(Dhageyso):-Rabshdo kataagan Hargeysa.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hargeyso (Radio Dalsan):-Wararka aan ka heleeno Hargeeso waxee sheegayaan in rabshado ka dhashay ciyaar u dhaxeesay gobolada Daad Madheedh iyo Hawd ee ka taagantahay gudaha magaaladaasi ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa rasaas ku fureen dad taageerayaal ahaa waxaana ku dhintay rasaastaas 2-ruux tiro kalana wey ku dhaawacmeen sida ay Dalsan u’xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka ku sugan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hargeyso (Radio Dalsan):-Wararka aan ka heleeno Hargeeso waxee sheegayaan in rabshado ka dhashay ciyaar u dhaxeesay gobolada Daad Madheedh iyo Hawd ee ka taagantahay gudaha magaaladaasi

ciidamada maamulka Soomaaliland ayaa rasaas ku fureen dad taageerayaal ahaa waxaana ku dhintay rasaastaas 2-ruux tiro kalana wey ku dhaawacmeen sida ay Dalsan u’xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka ku sugan Hargeyso

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka dhageyso Waresiga Jamaal oo Kamid ah dadka Hargeyso

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts